Kuu Maansooday Weedhaha
Murtida kuuna Soo mariyay
Wa Maqal Turjumahiyoo
Naftoo kugu Madiixaysaa
Meelkastoo Jidhkeygiyoo
Xubna Waa dhax Mirataaye
Kuu Maansooday Weedhaha
Murtida kuuna Soo mariyay
Wa Maqal Turjumahiyoo
Naftoo kugu Madiixaysaa
Meelkastoo Jidhkeygiyoo
Xubna Waa dhax Mirataaye
Milgo dumarka leyahay
ADaa Laguugu muuneeyey
Nasab Gobanimad leedaho
Marag madoonta Ahe
MooQaal Ladaawado
Ada MOOWLE kugu Deeqay
Maanka Xubaxa Dhaliyaad
Tahoo oo macaan badane
Makala xiskeygiyo Wadna Meel kuledahayoo
Milgo dumarka leyahay
ADaa Laguugu muuneeyey
Nasab Gobanimad leedaho
Marag madoonta Ahe
Muuqaal Ladaawado ADaa
MOOWLE kugu Deeqay
Поcмотреть все песни артиста
Другие альбомы исполнителя