Kishore Kumar Hits

GULLEDSIMBA - Taaj Maxaal текст песни

Исполнитель: GULLEDSIMBA

альбом: Taaj Maxaal


Jawi saxa tool moon
Tuus maansan ka milan
Naftaydii taxaliil u tehe ku tolalan
Ku taabacana qalbigaa

Jawi saxa tool moon
Tuus maansan ka milan
Naftaydii taxaliil u tehe ku tolalan
Ku taabacana qalbigaa

Ana samaa itara tiiri kaabayoo duur bee ii tahoo
Hadii aa inyar tagoo secondkoo tiirshiyo
Taleefoon ma dhigoo

Ana samaa itara tiiri kaabayoo duur bee ii tahoo
Hadii aa inyar tagoo secondkoo tiirshiyo
Taleefoon ma dhigoo

Taxanaha jaceyl todoba todoba
Tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
Taarikhdiisu taa aaa
Taxanaha jaceyl todoba todoba
Tixraaciisu yahay ma tirmoo ma tago
Ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
Taarikhdiisu taalaa

Adna tiiriye taabiloo
Barbiro u ah taaha dhamaan nolosha tahee
Xiisahaagu taam igu tafirayoo
Cishadii timaa wuu sii itarmayaa
Sii tabar heelaa
Waa taban jilbaar sii talaabsadayee

Adna tiiriye taabiloo
Barbiro u ah taaha dhamaan nolosha tahee
Xiisahaagu taam igu tafirayo
Cishadii timaa wuu sii itarmayaa
Sii tabar heelaa
Waa taban jilbaar sii talaabsadayee

Ma taxnaha jaceyl todoba todoba
Tixraaciisu yahay ma tirmo ma tago
Ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
Taarikhdiisu taalaa
Taxanaha jaceyl todoba todoba
Tixraaciisu yahay ma tirmo ma tago
Ma ta soobo taaj maxaal ee dawadiisu taalaa
Taarikhdiisu taalaa

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители