Sida uu wadnuhu
Wehelkaaga rabo
Wadeeciyo aduun
Welwel iiga dhawr
Waxyeeliyo anaan
Welwel kula rabine
Adna wada jirkiyo
Ha ka tagin wanaag
Sida uu wadnuhu
Wehelkaaga rabo
Wadeeciyo aduun
Welwel iiga dhawr
Waxyeeliyo anaan
Welwel kula rabine
Adna wada jirkiyo
Ha ka tagin wanaag
Kolka waa waaberyaba
Wiilasha indhuhu
Yeey ku waayino
Wejigaaga tabin
Naftu waayo badan
Wacanay kutidhi
Yeey weehaninee
Wasiisiga ka dhowr
Kolka waa waaberyaba
Wiilasha indhuhu
Yeey ku waayino
Wejigaaga tabin
Naftu waayo badan
Wacanay kutidhi
Yeey weehaninee
Wasiisiga ka dhowr
Waqti badan kalgacal
Naf walaacsaneyd
Ku daweysa iyoo.
Dhan dheh dhan dheh
Indho wabi jaceyl
Waayihii axdi weyn ii noqdiyoo
Waxyeelada darteed
Yaanan wey mar dhan
Waqti badan kalgacal
Naf walaacsaneyd
Ku daweysa iyoo.
Dhan dheh dhan dheh
Indho wabi jaceyl
Waayihiiiiii
Axdi weyn ii noqdiyoo
Waxyeelada darteed
Yaanan wey mar dhan
Warsan iyo sidaan
Wacna kuula rabo
Wacdaraha kalgacal
Wakiil iiga noqo
Weecankeygiyeey
Wadhi ha iga filan
Walbahaar jeceyl
Adna wacad adkee
Warsan iyo sidaan
Wacna kuula rabo
Wacdaraha kalgacal
Wakiil iiga noqo
Weecankeygiyeey
Wadhi ha iga filan
Walbahaar jeceyl
Adna wacad adkee
Wedka oon oon i dilin
Weligeey aduun
Yaanan wiiqminee
Ha iga weecan abid
Waxa tahay qof mudan
Waaxdeyda oo
Waan wadaageynaa
Waaya aduun
Wedka oon oon i dilin
Weligeey aduun
Yaanan wiiqminee
Ha iga weecan abid
Waxa tahay qof mudan
Waaxdeyda oo
Waan wadaageynaa
Waaya aduun
Waqti badan kalgacal
Naf walaacsaneyd
Ku daweysa iyoo.
Dhan dheh dhan dheh
Indho wabi jaceyl
Waayihiiiiii
Axdi weyn ii noqdiyoo
Waxyeelada darteed
Yaanan wey mar dhan
Waqti badan kalgacal
Naf walaacsaneyd
Ku daweysa iyoo.
Dhan dheh dhan dheh
Indho wabi jaceyl
Waayihiiiiii
Axdi weyn ii noqdiyoo
Waxyeelada darteed
Yaanan wey mar dhan
Waqti badan kalgacal
Naf walaacsaneyd
Ku daweysa iyoo.
Dhan dheh dhan dheh
Indho wabi jaceyl
Поcмотреть все песни артиста
Другие альбомы исполнителя