Hadii uu itaabtoo Ku talaalmay xididdada Qalbiga i tiigsadee Igu tarmay sidaadii Hadii uu itaabtoo Ku talaalmay xididdada Qalbiga i tiigsadee Igu tarmay sidaadii Nolashu waa toban iyo Ayaamuhu tirsamayee Taboshadu xalkeed leed Taboshadu xalkeed leed Ha iga tuurin caashaqa Nolashu waa toban iyo Ayaamuhu tirsamayee Taboshadu xalkeed leed Taboshadu xalkeed leed Ha iga takoorin caashaqa Inkastood iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Inkastoow iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Waa tabi Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Inkastood iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Inkastood iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Waa tabi, Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Hadii aan ku taantoo Ku tiirsamay naftaadee Xanuun kugu tuujiyee Kugu t0lmay sideydii Hadii aan ku taantoo Ku tiirsamay naftaadee Xanuun kugu tuujiyee Kugu tolmay sidaydii Tuduc weeyo caashaqo Tirsiin iyo xidhiidhsane Isagoon dhamaan tagin Tiirka looma siibee Tuduc weeyo caashaqo Tirsiin iyo xidhiidhsane Isagoon dhamaan tagin Tiirka looma siibee Inkastood iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Inkastood iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Waa tabi, Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Inkastoow iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Inkastoow iska tuuriyo Ka tir laabta leedahay Waa tabi, Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday Waa tabi had iyo jeer Qof wadanaha ku tiirsaday