Kishore Kumar Hits

Qamar Suugaani - Ku Wiirso Kuwaan Ogaa текст песни

Исполнитель: Qamar Suugaani

альбом: Ku Wiirso Kuwaan Ogaa


Was waas kelinimo dhibkeed
Markaan weehdeen lurmee
Ubaryey weynaha si wayn
Wadadii raysigeen maraay
Warshadii farxaddiyo libtaay
Was waas kelinimo dhibkeed
Markaan weehdeen lurmee
Ubaryey weynaha si wayn
Wadadii raysigeen maraay
Warshadii farxaddiyo libtaay
Wadaaga caashaqaa nasimay
Wuxuu soo maray duruuf
Adaa kawarbixin karoo
Naftuna ku wakiilatee
Wacaa miidhiyaha kasii
Wacaa
Kasii miidhiyaha wacaa
Kutuur nacabkeena waran
Ku badi weedhaha kulkulul
Ku qosol ha go'ee wadnuhu
Kuwad jees jeesiddoo
Ku wiirso kuwaan ogaa
Kutuur nacabkeena waran
Ku badi weedhaha kulkulul
Ku qosol ha go'ee wadnuhu
Kuwad jees jeesiddoo
Ku wiirso kuwaan ogaa
Ku wiirso kuwaan ogaa
Dhaaxaan wakhti iyo nasiib
Dhawroon wardiyoon samree
Markuu waayihii lib dhalay
Wacnaantan sugeen helaay
Waaxid taan ku mahadiyaay
Dhaaxaan wakhti iyo nasiib
Dhawroon wardiyoon samree
Markuu waayihii lib dhalay
Wacnaantan sugeen helaay
Waaxid taan ku mahadiyaay
Adaan warwartira dartaa
Sax iyo wow idhi kunjeer
Markaad wadna ladhatimoo
Dadkana kaa weheshadee
Aa well done
Well done baan ku idhi
Well done
Well done well done baan ku idhi
Kutuur nacabkeena waran
Ku badi weedhaha kulkulul
Ku qosol ha go'ee wadnuhu
Kuwad jees jeesiddoo
Ku wiirso kuwaan ogaa
Kutuur nacabkeena waran
Ku badi weedhaha kulkulul
Ku qosol ha go'ee wadnuhu
Kuwad jees jeesiddoo
Ku wiirso kuwaan ogaa
Ku wiirso kuwaan ogaa

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители