Kishore Kumar Hits

Marwaan Yare - Bal Kaalay Ka Saar текст песни

Исполнитель: Marwaan Yare

альбом: Bal Kaalay Ka Saar


Si baan uyar booday layl saqdhaxoo
Jin baa suuradaada Ii sawiroo
Samays kaagaa xajkii iisaxoo
Sumada quruxdada waa mid saree
Si baan uyar booday layl saqdhaxoo
Jin baa suuradaada Ii sawiroo
Samays kaagaa xajkii iisaxoo
Sumada quruxdada waa mid saree
Markaad socotaan kasii sasayoo
Xarago sidani masaarin ishee
Safkii xuural caynta saami miyaa
Suleeqa kolayta waa sidataa
Markaad socotaan kasii sasayoo
Xarago sidani masaarin ishee
Safkii xuural caynta saami miyaa
Suleeqa kolayta waa sidataa
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Waxbaa sawirkaaga ii suntayoo
Sikinba sikin buu siyaad u noqdoo
Naftaan sasabaayay baa sawidee
Sidee tahay mana saaka dhahayn?
Waxbaa sawirkaaga ii suntayoo
Sikinba sikin buu siyaad u noqdoo
Naftaan sasabaayay baa sawidee
Sidee tahay mana saaka dhahayn?
Inaan sababtaada soor ujaroo
Kasahiday oonta saxna ahayn
Sagaal jeer bay warbaahin sugtee
Miyan surbacaad ku siibi karayn?
Inaan sababtaada soor ujaroo
Kasahiday oonta saxna ahayn
Sagaal jeer bay warbaahin sugtee
Miyan surbacaad ku siibi karayn?
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee
Sowt kaagu lubigu sariir dhigayo
Saaq moo wadnuhu siraad kabaxyee
Waakaa surmigii jacaylku surnee
Bal kalay kasaar adaa saldhigtee

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители