Kishore Kumar Hits

Didi Naji - UUNSI - Radio Edit текст песни

Исполнитель: Didi Naji

альбом: UUNSI (Radio Edit)


Uunsi ma ii shididoo
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo
Aan fahmees tee lahaay
Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Aan fahmees tee lahaay
Uunsaneey kor ka shid
Hoos ka shid aqalka shid
Ee nawada shid
Fiicaneey fooxa shid
Firaashka ku shid
Fadhiga ku shid
Oo nawada shid
Carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal
Shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid
Uunsi ma ii shididoo
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo
Aan fahmees tee lahaay
Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Aan fahmees tee lahaay
Cadareey cambareey cuud ka caraf badneey
Udgooneey carafeey caleentii ubaxeed
La aantaa aabaarinye
An liibaani marii kihelee
Jaceylaa An laazinaye
Lamdaani mataaneenee
Wixii shidan adigaa ka shidan
Shanqar hadal shaqadeena ma ehee
Shiikh IYO Shariif mana moogo
Inaan shoornee shid
Uunsi ma ii shididoo
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo
Aan fahmees tee lahaay
Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Waa ku uunsa lahaa
Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo)
Aan fahmees tee lahaay
Ayaayaaay yaa waayee
Shareero

Hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
An hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
Hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee (xariir dahab lamudaawee)

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители