Wareerka waqtigaa keenay Nin weeyn Prr prrr prrr Willka waa Whiz usoo biis Nigga ha i moodin jiiz Kuma jiro kiis Xamar Weyne ilaa AbdiAziiz Ka daa xamar like xamaamalin Alla hanuuniyo umadiis Meshaan logama bahno wariif Nigga ha iskaga key dhigin xariif Waxaa kaa dayana waa diif Waxaad ku fiican tahay wa jiif Hadaad soo kacdano nigga wa liif (Waa liif Waa liif) Waad wareerte Waad wareegtee Anaad ii timid Kursi qaado Soo fariiso Casharna qaado Gacanta keen Ulna qaado Edebna yeelo Filimkeega waa jug Kaaga waa bug Waxaan ahay rasta Kuna daydo Elman Ali (Alla yaa Raxma) Waxaad doonto iga sheeg Waligaa i gaarismeesid Magacaagu waa Mas Marna waa Lax Hello maraxow musigeega wa mise Waxaad dheesha darbi saar Waxaad tahay isa saar Hey qowsar musigan o kale so saar Anoo kale isa soo saar Hadii kale bax Kawaanka isa saar (Awuuuh awuuuh) Willka waa Whiz usoo biis Nigga ha i moodin jiiz Kuma jiro kiis Xamar Weyne ilaa AbdiAziiz Ka daa xamar like xamaamalin Alla hanuuniyo umadiis Meshaan logama bahno wariif Nigga ha iskaga key dhigin xariif Waxaa kaa dayana waa diif Waxaad ku fiican tahay wa jiif Hadaad soo kacdano nigga wa liif (Waa liif Waa liif) Waxaan ahay birta Birta qaaday ee goosay Laqmiye (ahaa) lalmiye Libaaxa leerta jiifo looliye Leeliye Ma sameeseen (haa) Ma habeeseen (haa) Ma diyaariseen (haa) Ma ka dhisteen (haa) Ma dhameeseen (haa) Baraf waaye nin weyn u banee Baraf waaye nin weyn u banee Too much girls too much stress I got style too many face Bro nice my chess too many fresh Bro nice my chess Dj buule mawa gaadhidee Hassan kafi mawa gaadhidee (Hahaa) Willka waa Whiz usoo biis Nigga ha i moodin jiiz Kuma jiro kiis Xamar Weyne ilaa AbdiAziiz Ka daa xamar like xamaamalin Alla hanuuniyo umadiis Meshaan logama bahno wariif Nigga ha iskaga key dhigin xariif Waxaa kaa dayana waa diif Waxaad ku fiican tahay wa jiif Hadaad soo kacdano nigga wa liif (Waa liif Wa liif)