Bada cas Bada madow Bada hirka tuurta Owliyada Kuwa biiba Kuwa Leeylka diiba Buraha qandala Kuwa Leeylka jiiba Banbooyinka ganaajada Kuwa farta ka gooya Bartamaha cadowgeega Sida roobka daadsha Baroortooda markee yeerto Baal baal Ku dhaafa Iga dhasho Igu faano Yaa heel u baahan Bood bood Ama buuq Adoo nool is duug Sinjiguna waa ma guuran Ani maa buug ku dhigay Soo bandhigay Dhoola tuska Ilaa gobolka afdheer Wiil hoog commandos Mawa baqo u sheega Ma gan bado Alla i baray Kobtii shiish u baahan Sanbabkiyo beerkaaga Gumac kala dhantaali Dib u guro Adaa diiday Baqtigaaga jiidi Awoowgii la gub Ma arkin Bali doogle miyaa Yarka guri Xamar kulan Laandheere Laandheere Buuhoodle dhagaxbuur Iska dhala (iska dhal) Boorame djibouti Iska dhal (iska dhal) Baardheere Xamar Cadey Iska (iska dhal) Dhiigu biyo ma hee Soo baraarug ku dheh Buuhoodle dhagaxbuur Iska dhala (iska dhal) Boorame djibouti Iska dhal (iska dhal) Baardheere Xamar Cadey Iska (iska dhal) Dhiigu biyo ma hee Soo baraarug ku dheh Dhoobley baan ku dhashay Bbe dhanka Jubaland Burhaanteeda ku soo dagta Gobolka Banaadir Ciyaal shibish Markaan tuurno Buleleerka tuuno Wiilka Jubaland joogo Ka jawaabi bartuu joogo Buulo Xagar Buulo Iftiin Huuno ilaa Buulo Rig Bulshadeeda Reer Hargeisa Geesiyadii Togdheer Baladkii garoowe Tolkii aan ku faano Boqoradii iska dhal Shanta Somaali Nahay Cayayaanka igu daa Anaa bufinaayo Bidhaanteda markee arkaan Kolba geed ka boodo Libaaxii Africa ahay Ma anaaba ciil Qabo Waa bilaabeen Ha socoto Been been dhamaatay Daanyeer dhalat is mooday Bidaanjiye is mooday Balan baan ku qaaday Zanzibar ku geeyo Baad iyo biyo la aan Kugu daro Karbaashka Kugu shubo baaziinka Booda Boda ku saaro Buuhoodle dhagaxbuur Iska dhala (iska dhal) Boorame djibouti Iska dhal (iska dhal) Baardheere Xamar Cadey Iska (iska dhal) Dhiigu biyo ma hee Soo baraarug ku dheh Buuhoodle dhagaxbuur Iska dhala (iska dhal) Boorame djibouti Iska dhal (iska dhal) Baardheere Xamar Cadey Iska (iska dhal) Dhiigu biyo ma hee Soo baraarug ku dheh