Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay Yaa I Mooday Horta Ducufoow Yaad U Doobini Neefow Reer Xaaji Darbi Jiire Reer Cismaan Xaaji Cawsha Dabka Dabaylaha Guuxiyo Duufaanta Dayaxa Ifaa Nahay Ha igu Daalin Dudub Bahal Galeen Iyo Dugaag Baa Tahay Yaa Durbaan Kuu Tumay Yaa Kusoo Lug Gooyay Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay Waan Kuu Digay Daba Dhilifoow Waan Kuu Samray Diidiinow Is Dejji Waad Diiday Ku Duw Qoriga Ku Rid Xabadaaa Daadax Korka Shabaqa Cadaw Daadshe Kala Sooce Hadda Duuduub Ku Rid Wabiga Xerta Reer Milaano Gala Bakaaraha Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay Maka Daayaa Maku Daayaa Hmmmmmmmm Hoo Baaruud Yaa Ku Soo Diray Ku Dambaab Shay Dabib Kuu Dhigay Dhulka Kula Jaray Dadka Qaar Lama Daaro Lama Doonto Lama Dulmiyo Dal Xoreeye Dhulka Daadshe Ciyaal Xamar Maxay Dheheen Libaax Soo Noqay Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay