Dumar waxaad dheertahay ma u sharaxaa
Cadowgaaga ma u dhiga ma u sharaxaa
Cashir dheer ma u dhigaa ma u meershaa
Dheeman baa tahay dheeman kuu baa tahay
Dhalad baa tahay reer qureesh baa tahay
Dhawicii i gaaray midii kaafisay
Dhooley dhool da ay baqoradeeda
Dhuubey dhex yareey gacaladayda
Soo dhawoow ha i dhaafin dhiigeygiyee
Laama dhabi dhudhun baxay yartaan dheerey
Timo dheerey dhuuxa dhuuxeygiyee
Dhulkii hooyo yaa ku geeyo dhoobley ku geeyo
Yartu dheeman weeye dheeman weeye
Dheeman luula weeye luula weeye
Dhiiga dhuuxa weeye dhuuxa weeye
Katarina weeyoo dhalad weeye
Yartu dheeman weeye dheeman weeye
Dheeman luula weeye luula weeye
Dhiiga dhuuxa weeye dhuuxa weeye
Katarina weeyoo dhalad weeye (aha)
Dhaar baa maray adaa kugu dhaartay
Dhib iyo dheef waa kula qey
Поcмотреть все песни артиста
Другие альбомы исполнителя