Kishore Kumar Hits

Awale Adan - Duriyaddi текст песни

Исполнитель: Awale Adan

альбом: Awale Adan 2017 - 2018


Dun xariira iyo dahab midabkii leh
Deymada indhuhuu kama daalayan
Dun xariira iyo dahab midabkii leh
Deymada indhuhuu kama daalayan
Darajo iyo rabbaa ugu deeqey sharak
(Eeh eeh eeh)
Daganidda asluub diin ba u dheer
(Eeh eeh eeh)
Diridhaba iyo nogob raasey dagaan
Dooxadda jigjigaa darmadaa u taal
Darmadaa u taal
Darajo iyo rabbaa ugu deeqey sharak
(Eeh eeh eeh)
Daganidda asluub diin ba u dheer
(Eeh eeh eeh)
Diridhaba iyo nogob raasey dagaan
Dooxadda jigjigaa darmadaa u taal
Darmadaa u taal
Wan damacsanee indha deeraley
Dadab yaa la galaa erar iyo dadnood
Durban uga tumaa
Erar iyo dadnood(dadnood) durban uga tumaa
Wan damacsanee indha deeraley
Dadab yaa la galaa erar iyo dadnood
Durban uga tumaa
Erar iyo dadnood(dadnood) durban uga tumaa
Dookh iyo kalgacal baa igu daroo
Dhunji fiicanley wan doonayaa
Dookh iyo kalgacal baa igu daroo
Dhunji fiicanley wan doonayaa
Dadka lama sinnoo wa duriyaddii
(Eeh eeh eeh)
Daauus lamood qalbigaa dalbadey
(Eeh eeh eeh)
Dhahar iyo godey jarar bey dagaan
Dool iyo wardheer darmadaa u taal
(Darmadaa u taal)
Dadka lama sinnoo wa duriyaddii
(Eeh eeh eeh)
Daauus lamood qalbigaa dalbadey
(Eeh eeh eeh)
Dhahar iyo godey jarar bey dagaan
Dool iyo wardheer darmadaa u taal
(Darmadaa u taal)
Wan damacsanee indho deeraley
Dadab yaa lagalaa erar iyo dadnood
Durban uga tumaa
Erar iyo dadnood(dadnood) durban uga tumaa
Wan damacsanee indho deeraley
Dadab yaa lagalaa erar iyo dadnood
Durban uga tumaa
Erar iyo dadnood(dadnood) durban uga tumaa
Erar iyo dadnood durbaan uga tumaa
Durbaan uga tumaa
Erar iyo dadnood durbaan uga tumaa

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители