Kishore Kumar Hits

Mohamed BK - Mohamed BK - Hayaan текст песни

Исполнитель: Mohamed BK

альбом: Mohamed BK


Haa Haa Haa way way
Hahaa hahaa hahaa
Halkaad ku sugnaatay baan
Hayaan ugu soo jiraa
Duruuftuna way i hortaal
Hoq iyo ciil baan qabaa
Hoheey huunooy macaan
Hirkaa dheeree fog baan
Keligay siihalabsadoo
Hawada beenay i dishee
Sideen kugu heli karaa
Ama aan kugu hana karaa
Way
Haaa haaa haaa
Hahaa hahaa way
Hanaan qurux iyo ilwaad
Hor joog muuq iyo xishood
Midii deeqda u heshaay
Hurdad kugu tebay
Hurdada kugu tebay habeen
Hoheey huunooy adaa
Hogaansha naftee ogoow
Inaad hani yeelatoo
I hawshi garowsanoo
Inaan kugu soo hirtoo
Xaqiiqsooy hoo ku idhi
Hoheey huunooy macaan
Hirkaa dheeree fog baan
Keligay siihalabsadoo
Hawada beenay i dishee
Sideen kugu heli karaa
Ama aan kugu hana karaa
Way way Haa haa

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители