Kishore Kumar Hits

Mohamed BK - Mohamed BK - Naaneys текст песни

Исполнитель: Mohamed BK

альбом: Mohamed BK


Qayrkaa kama waayinee
Qaaradahee
Adaa Qarqarada
Wadnaha Qabsadoo
Qalbiga magacaagii
Ku Quree
Qayrkaa kama waayinee
Qaaradahee
Adaa Qarqarada
Wadnaha Qabsadoo
Qalbiga magacaagii
Ku Quree
Qolfoof ma tihidee bal Qiirooyo
Anoon ku Qasbayn wuxuun qiro
Ee
Qolfoof ma tihidee bal Qiirooyo
Anoon ku Qasbayn wuxuun qiro
Sidaan u Qabdhamay ishii i
Qabataa
Umay Qamacdeen intay
Qososhee
Ilmanada Qulquushaa
Indhaha Qarqin lahayd
Sidaan u Qabdhamay ishii i
Qabataa
Umay Qamacdeen intay
Qososhee
Ilmanada Qulquushaa
Indhaha Qarqin lahayd
Dhaaxaan Qarsadoo
Qoonkii dadee
Wadnaha Quusan
Waayay ba i Qasbayee
Go' aana ma Qaato
Kaama Qancee
Dhaaxaan Qarsadoo
Qoonkii dadee
Wadnaha Quusan
Waayay ba i Qasbayee
Go' aana ma Qaato
Kaama Qancee
Bogaad Qandarasataa
Qadhqadhee
Qamuumyo ka baaji
Maanka Qadra
Bogaad Qandarasataa
Qadhqadhee
Qamuumyo ka baaji
Maanka Qadra
Intaan idhi Qawl Qof nool
Damqi lahaa
Hadaan ku dulqubo
Qarfahaa dhaqaxyaal
Sidaan Qabo wuu Qushuuci
Lahaa
Intaan idhi Qawl Qof nool
Damqi lahaa
Hadaan ku dulqubo
Qarfahaa dhaqaxyaal
Sidaan Qabo wuu Qushuuci
Lahaa
Qabso kalgcaylkoo waad
Qalin daar
Hadaad qab lahayd qab
Baa nacas iyo
Qof liitiyo waad la Qaab
Noqotaa
Qabso kalgcaylkoo waad
Qalin daar
Hadaad qab lahayd qab
Baa nacas iyo
Qof liitiyo waad la Qaab
Noqotaa
Taan. Taan
Qaaibaye ma
Laab Qumaneey
Aan Quudo jacayku
Waa Qarafee
Taan. Taan
Qaaibaye ma
Laab Qumaneey
Aan Quudo jacayku
Waa Qarafee
Sidaan u Qabdhamay ishii
I Qabataa
Umay Qamacdeen intay
Qososhee
Ilmanada Qulquushaa
Indhaha Qarqin lahayd
Sidaan u Qabdhamay ishii
I Qabataa
Umay Qamacdeen intay
Qososhee
Ilmanada Qulquushaa
Indhaha Qarqin lahayd

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители