Yaa salaam
Heestaan maqalka dhagihiina soo gaaraya waa
Baal dahab la moodii igu beertay caashaqu
Waxa la yidhi baqooshoo waxay raacday baabuur
Bari iyo sanaag tega
Waa ereyadii abwaanka jilaaga Isse abdi ismail jawaan
Dhinaca muusiga waxa inoo tumay waa
Inankii isagu ku caan baxay timida waa Abdi abiib
Hadaba dhinaca farsamada
Iskudaba ridka iyo qabeenta waxaa inoo diyaariyay
Maskax raali galintii Musigii iyo aqoontii
Macalinkii xidigihiyo markuu kurida kuu tumo
Laga wada maqsuudaa yaa salaam
Asaga ayaa isigu kaa soo daba riday
Aan kuu raaciyo
Yaa kugu luuqeenaayo waa kuma
Waxaa codkiisa dabacsan inagu soo gaarsinaaya
Hees xayaatadeediyo codba xiisihiiba
Fanaankii xagiisaba markuu xarago shubo
Xaadu dhaqaaqdee shimburu xadreeyaan
Waa mohamed bk
Waa anigoo ah sooraan ismail sugule oo idin leh
Way ina kaa hadee wey ina kaa
Baal dahab la moodyee
Igu beertay caashaqa
Waxa la yidhi baqooshoo
Waxay raacday baabuur
Bari iyo sanaag taga
♪
Baal dahab la moodyee
Igu beertay caashaqa
Waxa la yidhi baqooshoo
Waxay raacday baabuur
Bari iyo sanaag tega
♪
Bartamaha habeenkii
Markaan soo baraarugo
Baryimaysid caawee
Nafta bixi idhaahdaa
Baryimaysid caawee caawee
Nafta bixi idhaahdaa
♪
Bartamaha habeenkii
Markaan soo baraarugo
Baryimaysid caawee
Nafta bixi idhaahdaa
Baryimaysid caawee caawee
Nafta bixi idhaahdaa
♪
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
Bal hadaba bidhaan quruux
Kama baaqan karayee
Yaa i siiyaa laba baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
♪
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
Bal hadaba bidhaan quruux
Kama baaqan karayee
Yaa i siiyaa laba baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
♪
Jacayl beri i helay baa
Beerkayga degayoo
Intuu Igu ballaadhuu
Bahda iyo halbawlaha
Buul iga samastaye
♪
Jacayl beri i helay baa
Beerkayga degayoo
Intuu Igu ballaadhuu
Bahda iyo halbawlaha
Buul iga samastaye
♪
Boholyow daaraadii
Boqol jeera laylkii
Bishimahaygu adigaay
Amaantaada badiyaan
Bishmahaygu adigay adigay
Amaantaada badiyaan
♪
Boholyow daaraadii
Boqol jeera laylkii
Bishimahaygu adigaay
Amaantaada badiyaan
Bishmahaygu adigay adigay
Amaantaada badiyaan
♪
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
Bal hadaba bidhaan quruux
Kama baaqan karayee
Yaa i siiyaa laba baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
♪
Bal hadaba bidhaan qurux
Kama baaqan karayee
Bal hadaba bidhaan quruux
Kama baaqan karayee
Yaa i siiyaa laba baal
Aan maanta boodoo
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Beritaba la joogee
Поcмотреть все песни артиста
Другие альбомы исполнителя