Booqashiyo salaan Barashaa xigteee Inagoo badqabaa Jaceylkaa bilownayeee Booqashiyo salaan Barashaa xigteee Inagoo badqabaa Jaceylkaa bilownayeee Barigii sidaan balan kuula galayee Ha iska daabilee Waagi baryee isbariid inaba kuu beerayaa Kuu beerayaa sii badanayaa Kuu beerayaa sii badanayaa Baxsanoow hadaan bidhaantaada arag Waan bukoonayaa bastey noqonayaa Waan bukoonayaa bastey noqonayaa Barigii sidaan balan kuula galay Ha iska daabilee Waagi baryee isbariid inaba kuu beerayaa Kuu beerayaa sii badanayaa Kuu beerayaa sii badanayaa Baxsanoow hadaan bidhaantaada arag Waan bukoonayaa bastey noqonayaa Waan bukoonayaa bastey noqonayaa Bilicdaada yurubey waa ii bogsiimo waa ii badbaadee Xaasid iyo baalayada illahow na baal mari Xaasid iyo baalayada illahow na baal mari Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Axdi buuxsamoo Burji iyo nasiib Malahaa ka galay Lama damac dhigee Axdi buuxsamoo Burji iyo nasiib Malahaa ka galay Lama damac dhigee Qurux loo bogoo bari iyo galbeeed La boogadiyaaa Farxadiyaa dhigtaan kuu boholayoo faradii kalgacal Faradii kalgacal ku bariisaneee Faradii kalgacal ku bariisaneee Ubax soo baxoo baal dilaacsadaa Udugiisa badan bar ku siinayaa Udugiisa badan bar ku siinayaa Qurux loo bogoo bari iyo galbeeed La boogadiyaaa Farxadiyaa dhigtaan kuu boholayoo faradii kalgacal Faradii kalgacal ku bariisaneee Faradii kalgacal ku bariisaneee Ubax soo baxoo baal dilaacsadaa Udugiisa badan bar ku siinayaa Udugiisa badan bar ku siinayaa Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Bilicdaada yurubey waa ii bogsiimo waa ii badbaadee Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badnadee Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari Bilicdaada (yurubeey) daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari