Kishore Kumar Hits

Kiin Jaamac - Garo Jacaylkan текст песни

Исполнитель: Kiin Jaamac

альбом: Garo Jacaylkan


Garo jacaylkaan
Adaa i galiyee
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Garo jacaylkan huuno
Adaa i galiyee hee dheh
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Nabsigu ma gaboobo
Mar buu ku gaadaaye
Kaalay garabkayga
Gacan isii maanta
Nabsigu ma gaboobo
Mar buu ku gaadaaye
Kaalay garabkayga
Gacan isii heedhe
Goortii aynu kulanay
Googooska sheekada dheh
Saw ma garanaysid
Qosol ka gabax siisay
Goortii aynu kulanay
Googooska sheekada dheh
Saw ma garanaysid
Qosol ka gabax siisay
Xiisihii i galay ahaa
Wali ma uu guurin
Goobtan imow hee dheh
Hawsha ila giiji
Xiisihii i galay macaan
Wali ma uu guurin
Goobtan imow hee dheh
Hawsha ila giiji
Garo jacaylkaan
Adaa i galiyee
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Garo jacaylkaan wiiloow
Adaa i galiyee hee dheh
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Geedaha oo ubax leh
Xareed dhulka oo godaal ah
Farxad la goohayno
Galbisa aroos hee dheh
Geedaha oo ubax leh
Xareed dhulka oo godaal ah
Farxad la goohayno
Galbisa aroos hee dheh
Guusha inaan gaadho
Gar baan u leeyahay
Ha iga yara gaabin
Libin intaan gaadhin
Guusha inaan gaadho
Gar baan u leeyahay
Ha iga yara gaabin
Libin intaan gaadhin
Garo jacaylkaan
Adaa i galiyee
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Garo jacaylkan haaha
Adaa i geliyee hee dheh
Naftan kuu goobaysan
Haku gacan saydhin
Hahaa haaha
Hohoo hooho
Hehee heehe heehee
Garoo jacayl
Adaa i gali
Yeyee yeeye yeeyee

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители