Kishore Kumar Hits

Aar Maanta - Qalbiga (feat. Jihaan Jalaqsan) текст песни

Исполнитель: Aar Maanta

альбом: Somali Songs from the Diaspora


Qalbigaa, taan ku daabaceen
Haweenka ka doorbiday
Dabiyo dhamac igaga kulul
Jacaylka inaan dafiro
Siday deenteenu tidhi
Guurbow ugu darajo roon
Awlaada la daadahshiyo
Dugsiyo hooy inaan helnaa
Sidii dayrkii makoo
Xajaaj ku dawaafi baa
Dushaada wareegayee
Kaalayoo daalka iga bi\'i
Mar un daalka iga bi\'i
Qalbiga, kii la darsayee
Waliba dawadiisi tahay
Naftani dabar baan ku xidhay
Midkale uma furo dibnahaa
Indhahaa kugu doogsadoo
Adaa qeybdagay wadnaha
Dunidaba heedhe laguma oga
Midaan kugu doorsadee
Sidii ubax meel dugsiya
Shini ku dalaysataan
Dushaada wareegayee
Kaalayoo daalka iga bi\'i
Mar un daalka iga bi\'i

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители