Kishore Kumar Hits

Doni B - Igahadal текст песни

Исполнитель: Doni B

альбом: Igahadal


War lee maa wadeenaa (may)
Hadal lee maa wadeenaa (may)
War lee maa wadeenaa (may)
Hadal lee maa wadeenaa (may)
Mise geeda cabeena (sheega)
Mise geedaa cabeenaa (cabi)
Kadib qorshaa dageenaa (dagi)
Qaladkeena saxeenaa (sax)
Dalkeena dhiseena (dhis)
Calankeena luleenaa (luli)
Cirkaasaa tageena (tagi)
Dunidaana tuseenaa
Waxaa nahaa bareenaa (bareena)
Dunidaana tuseenaa
Waxaa nahaa bareenaa (bareena) eh
Ixamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee
I xamo danbi lee iga dhaqmee
Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa) diritoo
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Anaa keen sadee (heh)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Anaa keen sadee (eeh)

Jack jack on the beat
War lee maa wadeenaa (may)
Hadal lee maa wadeenaa (may)
War lee maa wadeenaa (may)
Hadal lee maa wadeenaa (may)
Mise geeda cabeena (sheega)
Mise geedaa cabeenaa (cabi)
Kadib qorshaa dageenaa (dagi)
Qaladkeena saxeenaa (sax)
Dalkeena dhiseena (dhis)
Calankeena luleenaa (luli)
Cirkaasaa tageena (kaasa tageena) tagi
Dunidaana tuseenaa (dunidaana tuseena)
Waxaa nahaa bareenaa (nahaa bareena)
Dunidaana tuseenaa (dunidaana tuseena)
Waxaa nahaa bareenaa (nahaa tuseenaa) eh
I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I xamo danbi lee iga dhaqmee(lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee
I xamo danbi lee iga dhaqmee
Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Anaa keen sadee (heh)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Iga hadal iga sheekee (iga sheekee)
Anaa keen sadee (eeh)
I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I xamo danbi lee iga dhaqmee (lee iga dhaqmee)
I qaniin danbi lee iga dhaqmee
I xamo danbi lee iga dhaqmee
Anaa kuu ogol (ogol) Maanta (maanta. maantaa)

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители