Kishore Kumar Hits

Maslax Mideeye - Adigu Adiga Un Ahaw текст песни

Исполнитель: Maslax Mideeye

альбом: Adigu Adiga Un Ahaw


Adigu adiga adiga un ahow
Maslax ash kalalax (Adigu adiga adiga un ahow)
Sharma mideeye (Adigu adiga adiga un ahow)
Somali boys (Adigu adiga adiga un ahow)
DD On the beat
Adigu adiga un ahow (ahow)
Aragti gaara lahow (lahow)
Adoonsi xor ka ahow (ahow)
Adigu magaacaga lahow (lahow)
Adigu adiga un ahow (ahow)
Aragti gaara lahow (lahow)
Adoonsi xor ka ahow (ahow)
Adigu magaacaga lahow (lahow)
Adigu adiga un ahow (ahow)
Adigu afkaaga lahow (lahow)
Adigu awoodada ogow
Adigu go aankaaga lahow
Adigu adiga un ahow
Adigu afkaaga lahow
Adigu awoodada ogow (ogow)
Adigu go aankaaga lahow
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigaa kuwa ku eeda (eeda)
Waa asaagaa wax kuma dheera (dheera)
Aragaagu haduu dhibaayo (dhibayoo)
Adoo qoslaaya la eega (la eegaa)
Adigaa kuwa ku eeda (eeda)
Waa asaagaa wax kuma dheera (dheera)
Aragaagu haduu dhibaayo (dhibayoo)
Adoo qoslaaya la eega (la eegaa)
Dhinac hadee kaa ahaadaan (ahaadaan)
Caqligooda la miisaamaa (miisaamaa)
Awoodaadee ka midaaye aamusnaan baa lagu dhaafa (dhaafa)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeaaah)
Waa ku sidee (waa ku sidee)
War nasidee (war nasidee)
Hoo dee (hoo dee)
Maxaa ku diidee (maxaa ku diidee)
Aabo (aabo)
Ma ku iidee (ma ku diidee) (wooo)
Sabar waryaa (sabar waryaa)
Anigaa kugu noqday nabar waryaa (nabar waryaa)
Horta miyuu kaa dagay badar (badar)
Carar waryaa (waryaa)
Sun cab orodoo barar waryaa (barar waryaa)
Sabar waryaa (sabar waryaa)
Anigaa kugu noqday nabar waryaa (nabar waryaa)
Horta miyuu kaa dagay badar (badar)
Carar waryaa (waryaa)
Sun cab orodoo barar waryaa (barar waryaa barar)
Adun naftaada aamin (aah)
Abshir dheh waad nasiini (aha)
Aadaa farxad abuuri
Aduuna taaba galin (yow)
Aqoontaada la aasi (yeah)
Acuudu dheh iska naari (haa)
Allah kaa wada riixi
Allay lahee waad ka reeni (haa)
Adun naftaada aamin (yow)
Abshir dheh waad nasiibi (haa)
Aadaa farxad abuuri (ahaa)
Aduuna taaba galin (ahaa)
Aqoontaada la aasi (yow)
Acuudu dheh iska naari (yow)
Allah kaa wada riixi
Allay lahee waad ka reeni (haa)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeaaah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeah)
Adigu adiga adiga un ahow (yeaaah)

Поcмотреть все песни артиста

Другие альбомы исполнителя

Похожие исполнители